Ku soo dhawoow "Ileeyska Aqoonta" halkan ayaad ka helleeysa qoraallo xiiso leh, oo taabanyo waaqica !.

Waxa aad maleeynysaan wax fudud !.

W/Q. Cabdicasiis Cabdullaahi (Mubarak)     Waxa aan kala hadlayay arday sida ay waddamada u dhismaan, xadaaraduhuna u taagmaan, ummaduhuna u hormaraan. Waxa aan tiriyay tusaalooyin badan kasoo billaabato casrigii dahabiga ee dawladdii Islaamka, Illaa kobicii dhaqaalaha iyo horumarkii ree Yurub. Waxa aan dhameeyay hadal jeedintii, balse waxaa igu kadiyay su’aal midkamid ah ardaydii isaga ooContinue reading “Waxa aad maleeynysaan wax fudud !.”

Joojiya Ka dhigista Doqomaha Caan !.

W/Q: Cabdicasiis Mubarak.         soo ifbixista inernetka ee qarnigii tagay waxa ay fududeeysay isu gudbinta macluumaad badan, waxa ayna sahashay gaarsiinta fariimaha meelo fogfog. Ilaa halkan warka maqaalkan waxa uu u egyahay mid fiican, laakiin aan daaha ka qaado wajjiga xun ee aalladan!.          Waxa aan ka helnay teknoolajiyadda meelo aan kasoo muuqan karno, taasi na waaContinue reading “Joojiya Ka dhigista Doqomaha Caan !.”


Follow My Blog

Get new content delivered directly to your inbox.

Create your website at WordPress.com
Get started